Taksiilayaasha Nairobi oo soo dhoweeyey go’aanka Maxkamadda Sare

Taksiilayaasha magaalada Nairobi ayaa soo dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda sare ee Kenya ay ku hakisay Cashuuraad ay waaxda canshuuraha Kenya dooneysay inay ku kordhiso noocyada shidaalka.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Taksiilayaasha Nairobi oo soo dhoweeyey go’aanka Maxkamadda Sare