Ganacsiga magaalada Wajeer oo maalintii labaad xiran

Waxaa malintii labaad xiran dhamaan suuqyada magalada Wajer kadib markii ganacsatada magaaladaas sida ay sheegen ay culeys kala kulmeen booliska magaalada.

Wariyaha VOA Mohamed Farah Shire ayaa warbxintan Garissa ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsiga magaalada Wajeer oo maalintii labaad xiran