Maxaa sababay in Muslimiinta Melbourne ay noqdeen tirada ugu badan ee uu ku dhacay COVID-19?

Melbourne

Tirada ugu badan ee uu soo ridanayo xanuunka COVID-19 ee gobolka Victoria iyo kuwa loo dhigo isbitaallada ayaa la sheegay inay u badanyihiin dadka Muslimiinta ah.

Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta gobolka ayaa u kuur galay xaaladas, waxaana wariyaha VOA ee dalka Australia Ibrahim cumar Baafo uu ka wareystay xoghaya Masjidka Preston ee magaalada Melbourne Cabdicasiis Qoryooley.

Your browser doesn’t support HTML5

Edit Article - Maxaa sababay in Muslimiinta Melbourne ay noqdeen tirada ugu badan ee uu ku dhacay COVID-19?