Ololaha doorashada dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia

Deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa maanta oo sabti ah la soo gabagabeeyay ololihii doorashada baarlamaanka heer deegaan iyo heer Federaal, iyada oo 30-ka Bishan la qaban doono dooraashada.

Xuseen Barre ayaa inoo haya warbixin ku saabsan doorashadaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysid: Ololaha doorashada dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya