Wareysi: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda Taalibaan?

Khilaafka Siyaasadeed ee ururka Taalibaan ayaa sii xoogaystay, waxana la sheegayaa inuu ka dhashay loolan dhanka awoodaha ee dowlada ku-meelgaarka ah oo wasiirada qaarkood aysan ku qanacsaneyn saamiga saami-qeybsig xukuumadda.

Hadaba wariyaha VOA-da ee Qaarada Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa Dr. Xiuseen Yoonis oo ka faallooda siyaasada dalka Afghanistan ugu horeyn weydiiyey sida uu ku biloowday khilaafkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda Taalibaan?