Masar iyo Itoobiya oo dib ugu laabanaya wadahadalladii webiga Nile
CAIRO —
Dowlada Masar ayaa soo dhawaysay soo jeedinta Qaramada Midobey ee ah in dib loo bilaabo wadahadalada biyo-xireen Itoobiya, waxaana wadahadalladan ay markii hore u burbureen khilaaf dhexmaray labada dal.
Wariyaha VOA ee magaalada Cairo Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Masar iyo Itoobiya oo dib ugu laabanaya wadahadalladii webig Nile