Garissa: 16 qof oo meyd ah oo laga soo saaray Wabiga Tana

Ciidamada ammaanka ee Gaarisa ayaa sheegay in wabiga Tana River ay ka soo saareen 16 qof ooo mayd ah, kuwaaso oo ay boolisku sheegeen in xarko iyo dhagaxaan waawayn calooshaa looga xir xiray qaarna ay jirkooda rasaas ka muuqatay.

Booliska ayaa haatan shacabka ka dalbanaya in ay ciddii qof uu ka maqan yahay ay tagaan isbitaalka guud ee Gaarisa. Warbixintan waxaa noo so diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Garisa: 16 meyd oo laga soo saaray wabiga Tana River