Qaxootigii dib u dejinta ka helay Mareykanka kahor weeraradii 9/11 oo weli ku sugan Dhadhaab

Qaxooti Soomaaliyeed oo dib u dejin ka helay dalka Maraykanka sanadkii 2001, islamarkaana habeeno kadib ku qornayaan dulimaadkii Maraykanka ayay saamayn ku yeesheen weeraradii 11-kii September, iyagoo ilaa xilligan ku sugan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA-da Axmednuur Maxamed Cabdullaahi Yogol.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxootigii dib u dejinta ka helay Mareykanka kahor weeraradii 9/11 oo weli ku sugan Dhadhaab