Khilaaf xoog leh oo ka taagan maamulka gobolka Wajeer ee dalka Kenya

Mohamed Abdi Mohamud

Guddoomiyihii hore ee Wajeer Maxamed Cabdi oo maxkamad ku taal Kenya ay xilka ka qaadday ayaa racfaan uu qaatay kadib saddex garsoore oo loo saaray ay dib xilkiisii ugu soo celiyeen.

Axmed Mukhtaar Weerar oo ahaa u xigeenka Guddoomiyaha oo xilkaas sii hayey ayaa ku gacan sayray dib u soo noqoshada Maxamed Cabdi.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaaf xooggan oo ka taagan maamulka gobolka Wajeer ee dalka Kenya