Rooble awood sharci ma u leeyahay shaqo ka-joojinta agaasimaha NISA?

Garyaqaan Ciise Bari

Qaar ka mid mid ah qareennada qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa aratidooda ka dhiibtay shaqo ka joojinta Fahad Yaasiin in awood sharci ah uu u leeyahay Ra'iisul Wasaare Rooble.

Warbixin ku saabsan arrintan waxaa Melboune kasoo diray wariyha VOA Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'isul Wasaare Rooble awood sharci ah ma u leeyahay shaqo-joojinta agaasimaha NISA?