Barn. Martida Makrafoonka: Xildhibaan Xarbi Faarax

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Xildhibaan Xarbi Faarax oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee magaalada London.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka