Taalibaan oo la filayo inay ku dhawaaqdo golaha wasiirada cusub ee Afghanistan

Taliban

Ururuka Taalibaan ayaa sheegay inay hawaan soo dhisi doonaan dowlad ay yeelato Afghanistan, iyadoo caalamkuna uu indhaha ku hayo nooca dowladda ay soo dhisidoonaan iyo sida lagu aaminikaro.

Warbixin amuurtaasi ku saabsan waa inoo haya Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Taalibaan oo la fiyo inay ku dhawaaqdo golaha wasiirada cusub ee Afghanistan