Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Canada

Dhawaan ayaa isu socodka waddamada Canada iyo Mareykanka dib loo furay kadib markii uu COVID 19 aawadii u xirnaa muddo sanad iyo bar ku dhow, hase yeeshe Mareykanka ayaa kula taliyay muwaadiniintiisa inay hadda ka fiirsadaan aadista Canada.

Mareykanka ayaa digniintiisa ku sababeeyay COVID-19 oo kordhaya dartiisa, laakiin dadka ka shaqeeya hoteellada iyo goobaha dalxiiska ayaa ka cabanaya tallaabadaas.

Wariyaheenna Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Canada