Maxamuud Cabaas oo diiday oo in doorasho la qabto

Madaxwaynaha maamulka Falastiin Maxamud Cabaas oo magaalada Qaahira u jooga shir madaxeed ay leeyihiin Falastiin, Masar iyo Jordan, kaasoo ku aadan sidii ay u mideyn lahaayeen mowqifkooda ku aadan Qadiyadda Falastiiniyiinta, ayaa si weyn u diiday in doorasho ka dhacdo Falastiin Qudus la’aanteed.

Warkan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxamuud Cabaas oo diiday oo in doorasho la qabto