Ciidanka Tigrayga oo bililiqeystay xarun ay leedahay hay'ad Mareykan ah

Xoogagga gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa bililiqaystay bakhaarro ay leedahay hay’adda gargaarka dawladda Maraykanka ee USAID ee gobolka Amxaarada, sida uu sheegay agaasimaha hay’adaasi USAID ee Itoobiya. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandurey.

Your browser doesn’t support HTML5

Tigrayga oo bililiqeystay xarun ay leedahay hay'ad Mareykan ah