Diiwaangelinta cod-bixiyayaasha oo ka billaabatay gobolka Soomaalida Ethiopia

Deeggaanada dhulka Soomaalida Ethiopia waxaa maanta ka billaabatay diiwaangelin ku-celis ah oo dadka lagu siinayo kaararka codbixinta doorashada la filayo in la qabto dhammaadka bishan September.

Diiwaangelin horey gobolka looga sameeyay waxaa diiday xisbiyadda mucaaradka, oo dowladda deeggaanka ku eedeeyay inay ku shubatay diiwaangelinti hore.

Wariyaha VOA-da Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warbixintan Jigjiga ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Diiwaangelinta cod-bixiyayaasha oo ka billaabatay gobolka Soomaalida Ethiopia