Falanqeyn ku saabsan khudbaddii Madaxweyne Joe Biden

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa khudbad uu jeediyey xalay ku difaacay ka soo bixitaankii dalka Afghanistan ee ciidmada Mareykanka 20 sano oo ay dagaal kula jireen kooxda Taalibaan kaddib

Haddaba faahfaahinta arrimihii ugu waaweynaa ee uu ka hadlay madaxweyne Biden khudbaddiisa ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu ka wareystay Faarax Maxamuud Maxamed oo arrimaha Maraykanka aqoon u leh, kuna sugan gobolka Virginia.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn ku saabsan khudbaddi Madaxweyne Joe Biden