KABUL —
Qaraxii garoonka Kabul kadib Mareykank iyo xulufadiisu Afghanistan ma uga bixi doonaa wakhtigii lagu heshiiyay oo ku eg 31-ka bishan Agosto? Haddiise ay faarujiyaan yaa maamuli doona garoonka diyaaradaha ee Hamid Karzai?
Su'aalahaas iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA qaarada Australia & Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo uu hordhigay Dr. Xuseen Yoonis oo katirsan shaqalaha gargaarka Qaramada Midoobey ee fadhigeed yahay Dalka Afghanistan, haddese ku sugan dalka Kazakhstan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Mareykanku ma uga bixi karaa Afghanistan wakhtigii loo qabtay?