Biden oo ku hanjabay inuu ka aargoosanayo ISIS

U.S. President Joe Biden delivers remarks about Afghanistan, in Washington

U.S. President Joe Biden delivers remarks about Afghanistan, in Washington

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyay weerarkii dhimashada dhaliyay ee Khamiistii shalay ka dhacay garoonka dayuuradaha ee magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan. wuxuuna ku hanjabay inay ka aar gudan doonaan kuwii ka dambeeyay.

Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso xaaladda Afghanistan