Qaxooti laga qaaday Afghanistan oo la geeyey Uganda

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dalka Afghanistan ay 24-kii saacadood ee u danbeeyay ay ka soo daadgureysay dad gaaraa 19 kun oo qof.

Dalka Uganda ayaa isagu noqday dalkii u horreeyey ee Africa ee maanta la gaarsiiyay qaar ka mid ah qaxootiga Afghanistan ee la dalkooda laga daadgureynayo.

Warbixin ay qortey AFP waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxooti Afghanistan laga qaaday oo la geeyey Uganda