Algeria oo xiriirka diblomaasi u jartay Morocco

Dawladda Algeria ayaa sheegtay inay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dalka ay dariska yihiin, mudada dheerna ay saaxiibka ahaayeen ee Morocco

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Algeria oo xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dalka Marocco