Barn. Martida Makrafoonka: Prof. Liibaan Xuseen Ciise

Rooble iyo guddiyada doorashada Somaliland

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Professor Maxamed Xuseen Ciise oo loo yaqaan Dr. Liibaan oo ah bare ka tirsan jaamacadda Muqdisho kana mid ah madaxda bulshada rayidka ah ee Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka