Bandow cusub oo lagu soo rogay dalka Kenya

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kordhiyay bandowga xiliyada habeenkii saarnaa magaalooyinka Keyna, isagoo soo saaray awaamiir lagu xoojinayo ka hortagga faafidda xanuunka COVID-19 oo kiisaskiisu ay kordheen.

Intisar Salah Hussein ayaa warbixintan Nairobi ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandow cusub oo lagu soo rogay dalka Kenya