Muxuu yahay welwelka ay qabaan waalidiinta Soomaaliyeed ee Australia?

Waalidiin badan oo ka mid ah Soomaalida Australia ayaa cabsi ka qaba inay gaabis gashay waxbarashada caruurtooda dhigta dugsiga sare, labdii sano ugu dambeeyey waxbarashada, iyagoo ka walwalsan iney jaamacadaha dalka u gudbi waayaan.

Cudurka Coronavirus ayaa labadii sano ee tegay horseeday in la xiro iskuullada, waxbarashadana lagu qaato guryaha ayada oo la adeegsanayo Internet-ka.

Warbxintan waxaa magaalada Melbourne kasoo diray wariyaha VOA Ibraahim Cumar Baaffo.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu yahay welwelka ay qabaan waalidiinta Soomaaliyeed ee Australia?