Kenya oo lagu cadaadinayo inay dhalasho siiso kumanaan Soomaali ah

Hay'adda Haki Na Sharia ee u dooda xuquuqda dadka ayaa shaacisay inay dacwad ku soo oogtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya, si ay sharci u helaan kumannaan Soomaalida Keny ah, kuwaas oo ay hay'addu rumeysantahay inay xaq u leeyihiin helidda sharciga qaranka Kenya.

Wariyaha VOA Maxamed Faaxar Shire, ayaa warbixintan Garissa ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo lagu cadaadinayo inay dhalasho siiso kumanaan Soomaali ah