Barnaamijka Martida Makrafoonka: Cabdi Nageeye iyo Bashiir Cabdi

Abdi Negeeye

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Cabdi Nageeye iyo Bashiir Cabdi oo dhowaan tartanka marathon-ka ee ciyaaraha olombikada ka kala galay kaalmaha 2-aad iyo 3-aad.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida