Maalinta Caalimga ah ee dadka gurran

Dhageystoow haddii aad maqli jirtay ama aad arki jiray dad gacan gurran oo adeegsada gacanta bidix, waxaa jirta Maalin Caalami ah oo loo asteeyay dadkaasi, si loogu dabbaal deggo ka duwnaanshiyaha ay dadka kale ka duwanyihiin.

Maalintaas oo ku beegan maanta 13ka bisha August sanad walba, ayaa dunida laga xusay.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso maalinta caalamiga ah ee dadka gurran