Djibouti: Shaqaalaha wasaaradaha oo la tallaalayo

Dalka Djibouti, dowladda ayaa bilowday olole ay shaqaalaheeda wasaaradaha kala duwan uga talaaleyso xanuunka COVD-19, iyadoo laga cabsi qabo in nooca Delta ee xanuunkan uu ku fido dalkaas.

Wariyaha VOAda Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo diray Djibouti.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso tallaalka COVID-19 ee shaqaalaha dawladda Djibouti