QM: Waa in la joojiyaa colaadda waqooyiga Ethiopia

Martin Griffiths

Martin Griffiths

Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay xabad joojin bani’aadanimo oo laga hirgeliyo waqooyiga Ethiopia si gargaarka loogu ogolaado islamarkaana gawaarida cuntada iyo sahayda kale loo gaarsiiyo malaayiin qof oo ku nool gobolka Tigray oo gaajo ay soo wajahday.

Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Geneva, waxaana soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

QM: Waa in la joojiyaa colaadda gobolka Tigray