Soomaalida Canada oo u dabbaaldegtay guusha oroyahan Maxamed Axmed

Mohamed Ahmed

Maxamed Axmed oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, balse cayaaraha Olombikada ee ka socda magaalada Tokyo ku matalaya Canada ayaa u suuragaliyay dalkiisa in markii ugu horreysay taariikhda orodka 5000 mitir ee ragga ay ka gasho kaalinta labaad, isagoo ku guuleystay billadda qallinka ah

Jaaliyadda Soomaalida ee Canada ayaa soo dhaweeyay guusha Maxamed Axmed.

Wariyaha VOA ee magaalada Toronto Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixinta inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Canada oo u dabbaaldegtay guusha oroyahan Maxamed Axmed