CAIRO —
Dowladda Masar ayaa taageertay tallaabooyin uu dhawaan qaaday madaxdweynaha Tunisia Qeys Saciid, kuwaas oo uu ku joojiyay shaqada Baarlamaanka, isla markaana uu ku kala diray xukuumaddii dalkaas.
Warbixinta arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOAda Xuseen Cusmaan Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Abdel Fattah Al-Sisi oo taageeray tallaabooyinka uu qaaday dhiggiisa Tunisia