Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka ee maanta waxaan ku eegeynaa doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee shalay ka bilaabatay Jubbaland iyo caqabadaha weli hortaagan inay ka bilaabato gobolada kale.

Waxaa Muqdisho inoogu soo diyaariyay Cabdicasiis Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka