Wareysi: Xaaladda ardayda Soomaalida ee Malaysia

Fartuun

Boqolaal arday Soomaaliyeed ah ayaa wax ka barata dalka Malaysia, kuwaasi oo dhigta kuliyadaha kala duwan ee jaamacadaha dalkaas.

Haddaba, waa sideee xaaladda ardayda Soomaaliyeed? Sideese u saameyey Cudurka COVID-19 ardaydii horey u joogtay dalka iyo kuwa dhowaan tegay?

Fartuun Cabdirizaaq Maxamuud, oo ka mid ah ardayda ayaa uga warrantay weriyaha VOA ee Melbourne Ibraahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Xaaladda ardayda Soomaalida ee Malaysia