Barn. Martida Makrafoonka: Wasiir Axmed Macallin Fiqi

Axmed Macallin Fiqi

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Axmed Macallin Fiqi oo ah wasiirka amniga ee maamulka Galmudug. Barnaamijka ayaana ku saabsan howlgal militari oo ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo is-garabsanaya ay kula dagaalamayaan maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka