Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa doorashada Soomaaliya oo waqtigii loo qabtay uu soo dhawaanayo iyo suurtagalnimada in jadwalkeeda ay ku qabsoonto.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa noogu soo diyaariyay Magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka