Booliska London oo xiray dad lagu eedeeyay midab-takoorkii cayaartooyda madowga ah

Afar qof ayey ciidamada amaanka ee Britain xabsiga u taxaabeen, kaddib markii qaar ka mid ah cayaaryahanada Xulka Qaranka ee kubadda cagta ee England loola dhaqmay qaab cunsurinimo ah, farriimo takoor ahna loo marsiiyay baraha bulshada.

Marcus Rashford, Bukayo Saka iyo Jadon Sancho oo dhamaantood ah cayaaryahanno madow ah ayaa cunsuriyad la kulmay ka gadaal markii ay khasaariyeen gool ku laadyo uu Talyaaniga uga guuleystay dhawaan xulka England cayaartii kama-dambeysta aheyd ee tartankii Qramada Yurub.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska London oo xiray dad lagu soo eedeeyay midab-takoorkii ciyaartooyda Ingiriiska