Melbourne oo gashay xayiraaddii shanaad ee COVID-19
Dr. Xuseen Xarakow
MELBOURNE —
Magaalada ugu Soomalida badan dalka Australia ee Melbourne ayaa gashay xayiraadii shanaad tan iyo intuu cudurka COVID-19 uu gaaray dalka Australia.
Weriyaha VOA ee qaarada Australia Ibrahim Cumar Baafo ayaa gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Victoria Dr. Xuseen Xarakow ka wareystay waxa sababay xayiraaddan deg degga ah.
Your browser doesn’t support HTML5
Melbourne oo gashay xayiraaddii shanaad ee COVID-19