8 qof oo Soomaali ah oo ku dhintay dagaal ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Ugu yaraan 8 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Booranta ku nool gobolka Waqooyi Bari Kenya, waxaana dagaalkan uu ka dhashay dhul daaqsin ah oo xoola-dhaqatadu u soo guurtay.

Soomaalida ayaa sheegaya inay diyaar u yihiin wadahadal colaaddan lagu dhammeeyo.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Garissa.

Your browser doesn’t support HTML5

8 qof oo ku dhintay dagaal dhexmaray Booranta iyo Soomaalida Kenya