Dowladda Yemen oo guulo ka sheegatay dagaalka Xuutiyiinta

Dowladda Yemen ayaa sheegtay inay dhul ballaaran ka qabsatay maleeshiyada Xuutiyiinta ee ay dagaalka kula jirto, kaddib dagaal xooggan oo ay ku qaaday gobolka Ma'rib.

Dowladda taagta daran ee heysata aqoonsiga caalamka ayaa waxaa dhinaca dagaalka ka taageera xulifada Suniyiintaa ee uu Sucuudigu hoggaamiyo.

Wararkii ugu dambeeyay ee Yeman waxaa inoo soo koobaya wariyaha VOA-da ee magaalada Qaahira Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Yeman oo guulo ka sheegatay dagaalka Xuutiyiinta