Jabuuti oo dekadda Doraleh ku dartay qeyb xoolaha kaliya laga dhoofiyo

Djibouti port

Dowladda Djibouti ayaa qeyb cusub oo si gaar ah u qaabilsan dhoofinta xoolaha loo qaadayo Sucuudiga sanadkan ka furtay dekadda Shiinuhu u dhisay ee ku taal degmada Doraleh ee duleedka magaalada Djibouti.

Hawlaha doofinta oo durba billowday ayaa waxaa warbixintan ka soo diray wariyaha VOAda ee Djibouti Ramadaan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo dekadda Doraleh ku dartay qeyb xoolaha kaliya laga dhoofiyo