Argentina 1 Brazil 0: Lionel Messi oo xulkiisa u qaaday Copa America

Xulka Argentina ayaa xalay ku guuleysay koobka Copa America, kaddib markii ay 1-0 uga badiysen xulka Brazil ciyaartii kama-dambeysta ee koobkaas oo ka dhacay garsonka Maracano ee magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil.

Wariyaha VOA ee arrimaha ciyaaraha Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Argentina 1 Brazil 0: Messi oo xulkiisa u qaaday Copa America