Maxaa ka cusub xiisadda Masar iyo Itoobiya ee biyo-xireenka webiga Nile?

Abdel Fattah el-Sissi

Abdel Fattah el-Sissi

Kaddib markii dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay ay jirtey ismariwaaga khilaaf biyo-xireenka webiga Nile ee u dhexeeya dalalka Sudan, Massar iyo Ethiopia, ayaa wasiirka Waraabka ee dalka Massar waxa uu sheegay in dowladdiisa aysan marnaba ka leexan doonin inay raadiso xaqa ay u leedahay biyaha Nile.

Warkan waxa magaaladda Qaahira ka soo dariay wariyaha VOA Hussein Cismaan Saxnuun.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa ka cusub xiisadda Masar iyo Itoobiya ee biyo-xireenka webiga Nile?