Martida Makrafoonka: Duqa Magaalada Burco, Cabdirisaaq Hero

LONDON — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Duqa cusub ee Magaalada Burco ee gobolka Togdheer Cabdirisaaq Ibraahim Vabdi (Hero).

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil oo jooga magaalada London.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bar. Martida Makrafoonka