Warbixin ku saabsan waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee Australia

Arday Soomaaliyeed

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo qaxooti ahaan looga qaaday dalka Eritrea ayaa ku nool dalka Australia, waxayna qaarkood dhigtaan jaamacadaha kala duwan ee dalkaas, ayaga oo ka faa’iideysanaya waxbarashada dalkaas, oo markii hore aysan ku heli jirin dalkii laga soo qaaday ee Eritrea.

Warbixintan waxaa Melbourne kasoo diray weriyaha VOA ee Australia Ibraahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan waxbarashada ardayda Soomaaliyeed ee Australia