Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonku waxa uu toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelanay maamulka shirkadda Maandeeq Group oo cusbitaal ka furay dalka Turkiga.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa barnaamijka soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida