UK oo damacsan qorshe dadka magangalyo doonka ah lagu gaynayo Afrika
Boris Johnson
LONDON —
Dowladda UK ayaa qorsheyneysa sharci awood u siinaya waaxda arrimaha gudaha inay dadka soo-galootiga ah ee dalbanaya magangalyada u diri karto codsigooda dal kale oo dibadda ah, si loo baaro qaxootinimadooda.
Nidaamkan ayaa hadda ka jira waddanka Australia kaliya.
Warbaahinta UK ayaa sheegtay in Xoghayaha Laanta Socdaalka Priti Patel ay kala hadashay dowladda Denmark inay dal Africa ku yaal ka wada furtaan xarun lagu eego codsiyada qaxootiga.
Warbixinta waxaan magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
UK oo qorsheyneysa inay Africa ka furato xarun ay ku baarto qaxootiga