Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay hoggaan cusub

Xubnaha guddiga fulinta ee ganacsatada Islii

Ganacsatada Suuqa Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ayaa doortay guddoon cusub oo badali doona guddoomiyihii hore ee gudiga Ganacsatada Suuqa Islii oo dhowaan u geeriyooday cudurka COVID19.

Munaasabad lagu caleema saarayay xubnaha cusub ee guddigaan ayaa lagu qabtay magaalada Naiorbi.

Arrintan ayaa imaanaysa xilli Xaafadda Islii wali laga dareemayo cabsi la xiriirta afduubka Gabdhaha Soomaalida.

Warbixintan waxaa Nairobi nooga soo diray wariyaheena Khadar Mohamed Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay hoggaan cusub