Tirakoob lagu sameynayo dadka xeryaha qaxootiga Kenya

Tirakoob ay iska kaashanayaan dowladda Kenya & UNHCR ayaa laga bilaabay xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya kaas lagu doonayo in lagu ogaado tirada saxda ah ee bulshada qaxootiga ah. Tirakoobka ayaa lagu bilaabay xerada Dhagaxley oo hoy u ah qaxooti ka badan 70,000.

Wariyaha VOA-da uga soo warrama xeryahaasi Abdisalan Salas ayaa warbixin arrintaas ku aadan Dhadhaab ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso tirkoobka xeryaha Q. Kenya