Masaajidda Soomaalida ee magaalada Melbourne oo maanta la furay
MELBOURNE —
Masaajidka ugu weyn ee Soomaaliya magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa maanta markii ugu horreysay salaadda Jimcaha lagu dukaday, kaddib markii xayiraaddii COVID-19 ee saarneyd magaaladaas xalay laga qaaday.
Wariyaha VOA Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixinta inoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Masaajidda Soomaalida ee magaalada Melbourne oo maanta la furay