Saraakiil Soomaali ah oo ka tirsan booliska Minnesota oo la dallacsiiyay

Khadra Maxamed iyo Liiban Ibraahim oo ah saraakiil ka tirsan ciidamada booliska gaadiidka ee gobolka Minnesota ayaa loo dallacsiiyay darashada saddec alifleyaal, iyadoo dhawaanna Saalax Axmed oo isna waxdaasi ka tirsan laga dhigay Gaashaanle.

Wariyaha VOA ee Washington Jamal Osman ayaa khadka talefoonka ee Minneapolis kula xiriiray Khadra Maxamed oo uu marka hore weydiiyay dareenkeeda ku saabsan dalacsiinta loo sameeyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Saraakiiil Soomaali ah oo ka tirsan booliska Minnesota oo la dallacsiiyay